Kheyre iyo Rooble oo Madaxweyne Xasan Sheekh Digniin Culus u Diray

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag u dhaliilay hannaanka ay Xukuumadda Federaalka ku wado arrimaha dastuurka iyo jihada siyaasadeed...

Ciidanka Booliska Somaliland oo baadhaya Askar dhiibaato u gaysatay Nin u dhashay Suuriya

0
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa war ka soo saaray warar lagu baahiyey baraha bulshada oo la xidhiidha kiis nin u dhashay dalka Suuriya, kaas...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya shirka Midowga Afrika ee ka dhacaya Itoobiya

0
Madaxweynaha  Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, si uu uga qeyb galo Shirka 39-aad...

Maxaa hortaagan inuu furmo Shirka Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka?

0
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayaan dhinacyada Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqabalka ee ay ku mideysan yihiin xubnaha...

Masar oo xaqiijisay inay Soomaaliya usoo dirtay Ciidamo iyo Diyaarado Militery

0
Dowladda Masar ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay ciidamo iyo Diyaarado Military  oo ka mid noqonaya Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika...

Shacabka Degmada Wadajir oo amni darro ka cabanaya

0
Xaaladda amniga ee Degmada Wadajir ayaa la soo sheegayaa inay si weyn u xumaatay waqtiyadii u dambeeyay, iyadoo ay jiraan cabashooyin ka imanaya shacabka...

Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan oo noqday dalalka ugu musuqmaasuqa badan dunida

0
Dalalka Koonfurta Suudaan iyo Soomaaliya ayaa noqday kuwa ugu musuqmaasuqa badan caalamka, sida lagu sheegay Warbixinta Tusmada Aragtida Musuqmaasuqa ee 2025 (Corruption Perceptions Index...

Transparency International oo daabacday Tusaha Aragtida Musuqmaasuqa ee 2025, Sannadkii saddexaad oo xiriir ah

0
Transparency International waxay daabacday Tusaha Aragtida Musuqmaasuqa ee 2025, Sannadkii saddexaad oo xiriir ah, Ingiriisku waxa uu ku sii dheggan yahay kaalinta 20aad ee...

Ra’iisul Wasaare Hamza Lacag Sharci-darro ah Joojiyay, Mid Kalena la Sharciyeeyay?

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo lacag sharci-darro ah oo muddooyinkii u dambeeyay laga qaadayay musaafiriinta ka...

Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo Muqdisho kawada kulamo gaargaar ah

0
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo gaargaar ah oo Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka ah ay wadaan si dhinac weliba uu uga soo tashto...