Golaha Mustaqbalka oo ku dhawaaqay gogol lagu badbaadinayo dowladnimada Soomaaliya
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in toban bisha Abril uu fidin doono gogol ay ku sheegeen mid lagu badbaadinayo dowladnimada Soomaaliya, kaddib markii ay...
Ciidamada Puntland oo dilay nin horey u dil iyo dhaawac uga geystay Galdogob
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa fagaare ku yaalla degmada Galdogob ee gobolka Mudug ku soo bandhigay meydka nin lagu eedeeyay inuu afar habeen ka hor...
Hal nin oo burcad-badeed ah oo ku dhintay iska caabin ka dhalatay weerar lagu...
Hal nin oo burcad badeed ah ayaa ku geeriyooday, dhowr kalena way ku dhaawacmeen kadib markii koox burcad-badeed Soomaali ah ay iska caabin kala...
Somaliland oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaal ka dhacay gobolka Sanaag
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa baaq nabadeed u diray dad dagaal shalay ku dhexmaray deegaannada Waqdariya iyo Shidan ee hoos taga degmada...
Talyaaniga oo Dalal dhaca Waqooyiga Afrika kala kaashanaya xakamaynta Tahriibayaasha
Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in ay dejisay qorshe cusub oo xal u noqon kara xakamaynta tahriibayaasha Afrika ka taga ee sanadihii u dambeeyay usii...
Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo shaacisay in 6.5 milyan oo qof oo ku nool...
Ku dhowaad 6.5 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya ayaa wajahaya heerar sare oo gaajo ah, halka in ka badan 1.8 milyan oo...
Isbadel lagu sameeyay taliska Ciidanka Cirka ee Xoogga dalka
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dib u habeyn ku sameeyay Hoggaanka Ciidanka Cirka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, sida ay xaqiijiyeen ilo...
Trump oo weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar iyo Rashiida Tlaib
Madaxweynihii dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa mar kale weerar dhinaca afka ah ku qaaday labada Xildhibaan ee ka tirsan Kongareeska Mareykanka ee kala ah...
#NabaddaDhammaan #NabaddaKismaayo #NabaddaSoomaaliya — Si loo helo Soomaaliya ka nabad badan oo barwaaqo ah
#NabaddaDhammaan #NabaddaKismaayo #NabaddaSoomaaliya — Si loo helo Soomaaliya ka nabad badan oo barwaaqo ah
#NabaddaDhammaan #NabaddaKismaayo #NabaddaSoomaaliya — Si loo helo Soomaaliya ka nabad badan oo barwaaqo ah
#NabaddaDhammaan #NabaddaKismaayo #NabaddaSoomaaliya — Si loo helo Soomaaliya ka nabad badan oo barwaaqo ah









