ICG: Dagaalka Dowladda iyo Al-Shabaab oo galay marxalad ismari waa ah

0

Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda la socodka xasaradaha caalamiga ah ee International Crisis Group (ICG) ayaa lagu sheegay in dagaalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab uu mar kale galay xaalad ismariwaa ah, kadib isbeddel muuqda oo ku yimid xakamaynta deegaannadii horey looga saaray kooxda sanadihii 2022 ilaa 2023. Warbixintu waxay tilmaamtay in Al-Shabaab ay dib...

Midowga Afrika oo sheegay in uusan sii socon Karin howlgalka AUSSOM haddii uusan garab helin

0

Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in aanay sii socon Karin howlgalkooda Soomaaliya ee soo billowday sannadkii 2007dii haddii uusan taageero Caalami ah kaddib markii Maraykanka uu shaaciyay in uu jaray kaalmadii uu siin jiray. Midowga Afrika ayaa shaki wayn dulsaaray sii socoshada howlgalka AUSSOM ee marxaladaha iyo xaaladaha adag soo maray 19ka sano uu ka socda Soomaaliya, waxaana uu dalbaday...

Booliska Gobolka Banaadir oo xabsiga dhigay nin lagu eedeeyey

0

Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Axmed Maxamed, kaas oo ku eedeysan inuu ku kacay fal dhagar ah oo uu ka geystay waddada 21-ka Oktoobar (Enza Home). Eedeysanaha ayaa si ula kac ah ugu xiray bullaacadaha biyaha qaada caagadaha 20-ka litir ah ee biyaha laga cabo, arrintaas oo carqaladeysay qulqulka biyaha roobka, isla markaana sababtay fatahaad...

Soomaaliya & Turkiga oo iska kaashanaya Xoojinta Iskaashiga Badda

0

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa iska kaashanaya xoojinta iskaashiga dhinaca Badda kaddib markii ay kulmeen Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac & dhiggiisa Turkiga, Abdulkadir Uraloğlu. Soomaaliya & Turkiga waxaa ka dhaxeeya xiriir wanaagsan iyada oo sanadihii u dambeeyay labada Dowlad ay ka shaqaynayeen iskaashiga labada Dal, Muqdisho iyo Ankara ayaa ku ballamay horumarinta cilaaqaadka ka...

Duqa Magaalada St. Louis Park ee Maraykanka, Naadiya Maxamed oo Muqdisho soo gaartay

0

Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaartay Duqa Magaalada St. Louis Park Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, Naadiya Maxamed ayaa maanta soo gaartay Magaalada Muqdisho iyada oo soo dhaweynteeda ay ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan. Naadiya oo si kooban Warbaahinta ula hadashay markii ay gudaha usoo gashay qaybta nasashada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in ay ku...

Gaadiid iyo Hub culus oo soo bandhigay Maamulka Jubbaland

0

Maamul Goboleedka Jubbaland oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sameeyay bandhig miitari oo aad u xooggan taasi oo ku tusaaleynaayo awoodda militari ee ciidamada Jubbaland ay u leeyihiin dagaal kasta oo ay lagalaan cid kasta oo duullaan kusoo qaada deegaannada Jubbaland. Hub iyo gaadiid culus ayuu soo bandhigay Maamulka Jubbaland xilli xaalado siyaasaddeed ay ka taagan...

Shixnad milatari oo Israa’iil leedahay oo la keenay Muqdisho

0

Warbixin ay daabacday warbaahinta Al Mayadeen ee u janjeerta  Hezbollah, Iran iyo xulafadooda  ayaa sheegtay in shixnad milatari oo Israa'iil leedahay ay soo gashay Soomaaliya iyadoo loo diiwaangeliyey inay u socoto xafiis ka tirsan Qaramada Midoobay. Sida lagu sheegay warbixinta, shixnadda oo culeyskeedu ahaa ku dhowaad 1,000 kiiloogaraam ayaa ka ambabaxday Tel Aviv, waxayna sii martay Nairobi ka hor intii...

Maraykanka oo sheegay inuu joojinayo taageerada saadka ee howlgalka AUSSOM

0

Maraykanka ayaa sheegay in uusan taageeri doonin sii socoshada maalgelinta iyo taageerada saadka ee Qaramada Midoobay ay siiso Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) wixii ka dambeeya 31-ka Diseembar 2026, isagoo sabab uga dhigay in Soomaaliya ay ku guuldareysatay inay la wareegto mas'uuliyadda amnigeeda inkastoo ay heshay taageero caalami ah oo socotay muddo ka badan toban sano. Qoraal rasmi ah...

Maamulkii Laftagareen oo la wareegay bogga Facebook-ga Madaxtooyada kgs

0

Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), oo weli ku adkeysanaya inuu yahay Madaxweynaha sharciga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa qaaday tallaabo cusub oo sii xoojisay loollanka siyaasadeed ee ka taagan maamulkaas. Lafta-gareen ayaa dib ula wareegay bogga rasmiga ah ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed, isagoo ka saaray qoraalladii, sawirradii iyo muuqaalladii la xiriiray maamulka cusub ee uu hoggaamiyo Aadan Maxamed Nuur...

ICG: Dowladda iyo Al Shabaab midkoodna dagaalka guul kama gaarin

0

Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group ayaa sheegtay in dagaalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab uu galay marxalad ismariwaa ah, iyadoo labada dhinac midkoodna uusan awood u lahayn inuu gaaro guul militari oo kama dambeys ah. Warbixintu waxay xustay in guulihii ay dowladda ka gaartay gobollada dhexe sannadihii 2022 iyo 2023 ay dib u wiiqmeen...