ICG: Dowladda iyo Al Shabaab midkoodna dagaalka guul kama gaarin

0

Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group ayaa sheegtay in dagaalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab uu galay marxalad ismariwaa ah, iyadoo labada dhinac midkoodna uusan awood u lahayn inuu gaaro guul militari oo kama dambeys ah. Warbixintu waxay xustay in guulihii ay dowladda ka gaartay gobollada dhexe sannadihii 2022 iyo 2023 ay dib u wiiqmeen...

Deni oo sheegay in Puntland aysan aqbali doonin faragelin amni oo kaga timaada dowladda Federaalka

0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ku tumatay dastuurkii lagu heshiiyay, isla markaana ay dhaawacday nidaamka federaalka iyo hay'adihii dowladda. Khudbad uu ka jeediyay munaasabadda 1-da Luulyo ee ka dhacday Garoowe, ayuu Deni sheegay in Soomaaliya ay weli wajahdo caqabado siyaasadeed oo ka dhashay burburkii dowladdii dhexe, isagoo sheegay in rajadii dib loogu dhisi...

Warbixin: Dhimista gargaarka caalamiga ah waxay halis ku tahay caafimaadka iyo amniga Soomaaliya

0

Warbixin cusub oo ay soo saartay Machadka Stockholm International Peace Research Institute (SIPRI) ayaa ka digtay in dhimista gargaarka caalamiga ah ay sii wiiqeyso nidaamyada caafimaadka ee dalalka nugul, iyadoo Soomaaliya lagu tilmaamay waddamada ugu saameynta badan. Warbixintu waxay sheegtay in hoos u dhaca maalgelinta dibadda uu khatar gelinayo adeegyada caafimaadka, la socodka cudurrada faafa iyo kalsoonida hay'adaha dowladda, arrimo...

Guud ahaan dalka oo maanta looga dabaal dagayo Munaasabadda 1da Luuliyo

0

Guud ahaan dalka ayaa maanta laga xusayaa 1-da Luuliyo, oo ah maalintii ay xornimada qaateen gobolladii Koonfureed, isla markaana ay midoobeen gobolladii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa dabaaldegga munaasabaddan qaran, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaarisay munaasabado kala duwan iyo bandhigyo ay ka qeyb qaadanayaan Ciidamada Qalabka Sida. Fagaaraha Daljirka Daahsoon ayaa lagu wadaa inay isugu yimaadaan...

Al -Shabaab oo weerar ku qaaday ciidanka xoogga dalka ee Janaale

0

Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) iyo ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika (AUSSOM). Habeenkii oo dhan ayaa waxaa maqlayay rasaas xooggan iyo qaraxyo isdaba joog ah, kuwaas oo cabsi ku abuuray...

Booliiska Soomaaliya oo gubay Dawooyin maandooriye ahaan loo adeegsado

0

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta gubay dawooyin horay loogu qabtay Dekedda Muqdisho isla markaana la horgeeyay Maxkamad kuwaas oo loo adeegsado maandooriye ahaan. Afhayeenka Ciidanka Booliiska oo Warbaahinta kula hadlay goobtii lagu gubay daawooyinkaas ayaa sheegay in lacag dhan $20 oo doollar ay ku kacday daawooyinkaan oo loo adeegsanayay si baxsan caafimaadka. Waxa uu tilmaamay in tallaabada ay qaadeen ay...

Soomaaliya oo maamuusaysa 66 sano guurada kasoo wareegtay markii la dhisay Jamhuuriyada Soomaaliya kana Xorrowday gumaystihii Ingiriiska & Talyaaniga

0

Soomaaliya ayaa 66 sano kahor waxa ay ka xorrowday gumaystihii Ingiriiska ee Gobollada Waqooyi gumaysanayay iyo Talyaaniga oo Isticmaarsanayay Koofurta oo ay ku midoobeen labadaas gobol kuna dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya. Munaasabad lagu maamuusayo 1da Luulyo ayaa caawa iyo berri lagu wadaa in ay ka dhacdo Soomaaliya iyada oo ay ka qaybgalayaan mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka, Dad waaya joog u ahaa...

Sacuudiga oo toogtay Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay geliyeen Maandooriye

0

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xukun dil ah ku fulisay saddex Muwaadin oo u dhashay Soomaaliya kuwaas oo lagu eedeeyay in ay maandooriye si qarsoodi ah u gelinayeen Dalkaas sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha waddankaas. Magacyada Saddexda ruux ee la toogtay ayaa ka ah: Axmed Aadan Cabdi Ibraahim, Axmed Maxamuud Ismaaciil Cabdiraxmaan & Maxamuud Cabdiraxmaan Xasan, waxaana...

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo Garowe ka socda ayaa sare u qaaday walaaca shacabka

0

Xiisad amni oo sii xoogeysanaysa ayaa laga dareemayaa magaalada Garowe, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in maamulka Puntland uu diyaarinayo howlgal ka dhan ah ciidamada uu hoggaamiyo Jeneraal Jimcaale, kuwaas oo ku sugan duleedka magaalada Garowe. Subaxnimadii maanta ayaa ciidamada Puntland la geeyay goobo kala duwan oo Garowe ah, oo ay ku jiraan deegaanno u dhow halka ay...

Kenya oo ka hadashay Masaafurinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Kuna Eedeysay falal amni Darro

0

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay masaafurinta Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid, iyadoo ku eedeysay inuu watay dukumentiyo Kenyan ah oo si sharci darro ah uu ku helay. War ay soo saareen hay’adaha ammaanka Kenya ayaa lagu sheegay in Jibriil Cabdirashiid lagu tuhunsan yahay inuu ku lug lahaa dadaallo lagu qalqal gelinayo amniga deegaannada ku dhow xadka...