Maxkamadda Sare ee CQS oo amartay in Caafimaad Dibadda ah loo raadiyo Sarkaal naafo ku noqday qarax loo dhigay

0

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa amartay in daryeel Caafimaad oo dibadda ah loo diro Kormeere Saddexaad Calasow Hiraabe Cali oo ah Sarkaal katirsan ciidanka Booliiska gaar ahaan kuwa Jakboontiyada guurguura oo naafo ku noqday qarax haleelay gaari uu la socday xili uu ku jiray howlgallo amni sugid ah sida hadalka loo dhigay. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka...

Israa’iil oo qiratay in iskaashi ciidan oo qarsoodi ah uu muddo dheer kala dhexeeyay Somaliland

0

Wasiirka Gaashaandhigga Israa’iil, Israel Katz, ayaa sheegay in dalkiisu muddo dheer si qarsoodi ah ula lahaa Somaliland iskaashi dhinaca amniga iyo milateriga ah, isaga oo xusay in labada dhinac ay hadda doonayaan inay iskaashigaasi gaadhsiiyaan heer cusub. Hadalka wasiirka ayaa yimid kadib kulan uu magaalada Qudus kula yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo booqasho rasmi ah ku jooga...

Burcad-badeed Soomaali ah oo weerarro kala duwan ku qaaday maraakiib marayay Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya

0

Burcad-badeed looga shakisan yahay ayaa isku dayay inay fuulaan markabka xamuulka qaada ee Greta Star xilli uu marayay koonfurta xeebaha Yemen 15-kii Juun, sida ay sheegeen hay'adaha ammaanka badda. Shirkadda ammaanka badaha ee Vanguard Tech ayaa sheegtay in markabka oo wata calanka Panama ay u soo dhowaadeen rag saarnaa doon yar oo hubeysan, kuwaas oo rasaas culus ku furay markabka...

Axmed Madoobe: Dowladda Federaalka laguma aamini karo mas’uuliyadda Hawada

0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aan lagu aamini karin mas’uuliyadaha muhiimka ah ee qaran, isaga oo ku eedeeyay inay ku guuldarreysatay gudashada waajibaadyo muhiim ah. Axmed Madoobe ayaa xusay in arrimo ay ka mid yihiin la-dagaallanka Al-Shabaab iyo maamulka hawada Soomaaliya ay tusaale u yihiin meelaha uu sheegay in dowladdu ku fashilantay masuuliyaddii loo igmaday. “Dowladda...

Wiil caan ka ah TikTok oo shil ku galay duleedka Muqdisho

0

Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shil naxdin leh oo galabta ka dhacay waddada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Balcad, kaas oo gaystay khasaare kala duwan. Shilka ayaa yimid, kadb markii ay isku dhaceen gaari Surf ah oo ka yimid dhanka Balcad iyo mooto Bajaaj iyana ka baxday magaalada Muqdisho, waxaana goobta ku dhintay ugu yaraan 5 qof,...

Madaxweyne Cirro iyo Wasiirka Dhaqaalaha Israa’iil oo ka wada hadlay maalgashi iyo iskaashi dhaqaale

0

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii uu hoggaaminayey ee booqashada rasmi ah ku jooga dalka Israa’iil, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Dhaqaalaha iyo Warshadaha Israa’iil, Nir Barkat, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo fursadaha maalgashi ee u dhexeeya labada dhinac. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii shirkadaha Israa’iil loogu dhiirrigelin lahaa inay maalgashi...

Laamaha amniga Magaalada Baydhabo oo xiray dad la xiriirinaya Laftagareen

0

Magaalada Baydhabo waxaa ka taagan xaaladda siyaasadeed kadib isbeddelkii ka dhacay maamulka Koonfur Galbeed. ciidamo lagu eedeeyay inay ka amar qaataan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxay fuliyeen xarigyo loo geystay shaqsiyaad lagu tilmaamay inay ku dhow yihiin madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Dhowr qof laga qabtay Magaalada Baydhabo loona qaaday magaalada Muqdisho, inkastoo aan weli si...

Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira dalka Soomaaliya & tabashada laga qabo Garsoorka oo xargaha goystay

0
Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira dalka Soomaaliya & tabashada laga qabo Garsoorka oo xargaha goystay

Garsoorka waa qeyb muhiim u ah Dowladnimada, waxaana lawada ogsoon yahay hadii garsoorku xumaado cadaaladana laga fogaado in ay xumaaneyso jiritaanka dowladnimada iyo amaanka. Garsoorka Soomaaliya waxaa wali ka dhax jira cadaalad daro iyo dulmi baahsan, waxaana Maxkamadaha dalka qaarkood noqdeen kuwa ku shaqeeya laaluush kana fogaada cadaalada. Cadaalada darrada waa waxa ugu wayn ee ay qabaan bulshada Soomaaliyeed kuwaas oo...

Galmudug oo shaki gelisay dhexdhexaadnimada guddiga doorashooyinka

0

Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ku baaqay in la xaqiijiyo hannaan doorasho oo hufan, daah-furan isla markaana lagu wada kalsoon yahay, iyadoo walaac ka muujisay doorka guddiga Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. War-saxaafadeed ay soo saartay dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha guddiga doorashooyinka, Cabdikariim Axmed Xasan, uu ka qayb noqday olole la xiriira musharrax la sheegay...

Madaxweyne Ciro oo la kulmay Raisul Wasaare Netanyahu {Sawirro}

0

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa intii uu ku guda jiray booqasho rasmi ah oo uu ku joogo Israel kulan heer sare ah la yeeshay Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka u dhexeeya Somaliland iyo Israa’iil, iyadoo Madaxweyne Cirro uu uga mahadceliyey dowladda Israa’iil aqoonsiga ay si rasmi...