Uganda oo joojisay isu gudubka ay la wadaagto DR Congo si ay uga hortagto cudurka Ebola

0

Dowladda Uganda ayaa qaadday tallaabooyin ay ku joojisay Duullimaadkii diyaaradaha ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo si ay uga hortago cudurka Ebola oo qaybo kamid ah Dalkaas ka dillaacay sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Dowladdaas. Sidoo kale Uganda ayaa xayirtay safarka dhinaca Gaadiidka Dadweynaha, Doomaha iyo wax weliba oo is dhexgal ahaa oo ay la wadaagaysay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo muddo...

Hay’adaha gargaarka oo ku baaqay soo celinta maalgelinta Soomaaliya

0

Ururro caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha bani’aadantinimada ayaa ugu baaqay deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah iyo hay’adaha gargaarka inay si degdeg ah u kordhiyaan maalgelinta gurmadka Soomaaliya, isla markaana dib loogu soo celiyo helitaanka sanduuqyada gargaarka, ka hor inta aysan xaaladdu sii xumaan. Baaqan ayaa yimid kadib markii hay’adahan ay ka digeen xaalad bani’aadantinimo oo sii xumaanaysa oo ka jirta Soomaaliya,...

Madax in la jabiyo ayay eheed” waxay noqotay Erayo muujinaya in xaaladdu gaartay meel xun

0

Hadalada adag ee Fiqi ayaa kusoo aadaya xilli jawiga siyaasadda Soomaaliya uu galay marxalad aad u xasaasi ah, iyadoo mucaaradka iyo dowladda ay isku hayaan arrimo la xiriira jihada siyaasadda, doorashooyinka, iyo dastuurka dalka. Marka hadallo kulul oo ay ku jiraan hanjabaado, jees-jees siyaasadeed, ama ereyo kicin kara taageerayaasha dhinacyada kala duwan ay soo baxaan, waxay sare u qaadi...

Soomaaliya oo dadaal ugu jirta sii daynta badmaaxiin Masaariyiin ah

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay xoojinayso dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu sii deynayo siddeed badmaax oo Masriyiin ah oo lagu afduubtay markabka shidaalka qaada ee M/T Eureka, sida uu sheegay safiirka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare. Hadalkan ayaa yimid kaddib kulan uu safiirku la yeeshay kaaliyaha wasiirka arrimaha dibadda Masar u...

Khilaaf Ka Taagan Xarunta CID-da Soomaaliya oo Hakad Geliyay Adeegyadii Dadweynaha

0

Waxaa  gabi ahaanba hakad galay howlmaalmeedkii Hay’adda Baarista Dambiyada (CID) ee Soomaaliya, gaar ahaan xarunta KM4, kadib markii uu khilaaf xooggan soo kala dhexgalay Taliyaha Hoggaanka CID-da Soomaaliya, Kornayl Ibrahim Aadan Dhaayow iyo Agaasimaha Waaxda Faradhiska, Gaashaanle Mowliid Muuse Cadde, oo ah seediga Taliyaha Booliiska Soomaaliya, Asad Cismaan Diyaano. Xogaha la helayo ayaa sheegaya in khilaafkan uu salka ku hayo...

Maamulka Puntland oo sheegay in ay Mareykanka kala hadleen ka faa’iideysiga Kheyraadka sida Shidaalka+Sawirro

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Garoowe kala kulmay Wafdi sare oo ka socda Dowladda Mareykanka, kuwaasi oo isugu jira mas’uuliyiin iyo saraakiil ciidan. Wafdigaan ayaa waxaa hoggaaminayay Sii hayaha xilka Safiirka Mareykanka,  Justin Davis, iyadoo oo ay qeyb ka yihiin Saraakiisha Howlgalka AFRICOM, oo uu ka midyahay Col. Shane Jones Taliyaha Howlgalada gaarka ah ee...

Mucaaradka Dowladda oo sheegay in ay ka go’an tahay qabashada Dibadbaxa 4ta June

0

Mucaaradka Dowladda Federaalka ayaa sheegay in ay ka go’an tahay qabashada dibadbaxooda oo ku astaysan 4ta June 2026, xubnahaan ayaa tilmaamay in bannaanbaxooda uu salka ku hayo Arrimaha Doorashooyinka Dalka & Khilaafka Siyaasiga ah ee jira. Xubnaha mucaaradka ayaa sheegay in bannaanbaxa ay qorsheynayaan uu ka ballaarnaan doonno kuwii horay u dhacay waa sida ay hadalka u dhigeenee, waxaana ay...

Puntland oo digniin kasoo saartay faafitaanka cudurka Ebola

0

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa soo saartay digniin caafimaad oo la xiriirta cudurka Ebola, kadib markii Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ay sheegtay faafitaan iyo koror laga dareemay dalalka Congo (DRC) iyo Uganda. War-saxaafadeed wasaaraddu soo saartay waxay bulshada ugu baaqday inay muujiyaan feejignaan dheeraad ah, isla markaana la qaato tallaabooyin ka hortag ah si looga baaqsado halista cudurkaasi. Wasaaraddu waxay sheegtay...

Xujeeyda Soomaaliyeed oo sheegay in la dejiyay meelo ka fog goobaha Cibaadada

0

Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan u ambabaxay gudashada waajibaadka Xajka ayaa muujinaya cabashooyin isa soo taraya oo ku saabsan adeegyada ay heleen, iyagoo sheegay inay la kulmeen duruufo adag iyo adeegyo hoose oo saameeyay gudashada acmaashooda. Qaar kamid ah xujeyda ayaa sheegay in la dejiyay deegaano ka fog goobaha muhiimka ah ee Xajka, taasoo ku qasabtay inay wajahaan dhibaatooyin dhinaca gaadiidka...

Maxaa kasoo baxay shirka Baydhabo ku dhexmaray Saraakiisha Ammaanka Federaalka & DG Koofur Galbeed?

0

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacay shir looga hadlay ammaanka Gobolkaas oo dhowaan lagu wado in ay ka dhacdo Doorashada Hoggaanka rasmiga ah ee Maamulka cusub ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed. Saraakiil isugu jirtay Booliis iyo Militari ayaa ka qaybgalay kulankaan waxaana ay is dhaafsadeen sida ay uga wada shaqayn karaan adkaynta Ammaanka Gudaha Magaalada Baydhabo iyo bannaankeeda...