DON'T MISS
Afar(4) sano oo ka qasaartay Soomaaliya!.
Afarta (4)sano ee dhammaadka ah oo hoggaanka dalka uu hayay Madaxweyne Xassan Sheikh waa afar sano oo qasaartay sida ay ay qabaan qaar ka...
Taliska Ciidanka Danab ee Puntland oo xaqiijiyay in laga goostay mushahaarkii...
Taliska Ciidanka Danab ee Puntland ayaa sheegay in maamulka hadda jooga uu joojiyay dhammaan xuquuqdoodii iyo mushaarkii ay ku lahaayeen, isla markaana ciidankooda lagu...
Food
Maxay kawada hadlayaan Madaxweyneyaasha Soomaaliya & Masar?
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Qaahira ayaa lagu wadaa in uu la kulmo dhiggiisa Cabdifitaax Al-Siisi si ay...
LATEST ARTICLES
Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho oo saaka markale wajahday weerar culus
Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa saaka markale wajahday weerar culus, iyadoo dagaal xooggan uu ka qarxay xaafado ka tirsan degmada. Wararka hordhaca ah...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo la filayo inuu u safro dalka Turkiga
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa saacadaha soo socda u ambabixi doona dalka Turkiga, halkaas oo uu kaga qeyb-gali doono Madasha Dibloomaasiyadda...
Turkiga oo sheegay in baahida tamarta dalkiisa uu ku daboolayo shidaalka...
Dowladda Turkey ayaa sheegtay in sii xoojinayso dadaalladeeda ku aaddan helitaanka ilo cusub oo tamar ah, iyadoo sheegtay shidaalka ay kasoo saarayso xeebaha Somalia...
Maamulka Gobolka Banaadir oo amar ku bixiyay in si buuxda loo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xassan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa amar ku bixiyay in si buuxda loo adeegsado lacagta shilin Soomaaliga, kaddib...
Madaxweynaha Somaliland oo Waqooyi Bari ugu baaqay nabad iyo in maxaabiista...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay xidhiidh la samaysay madaxda Maamulka Waqooyi Bari, isaga oo ka codsaday in la...
Türkiye oo markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay joogitaanka...
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Türkiye ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay Soomaaliya u dirtay diyaaradaha dagaalka ee nooca F-16, kadib markii saddex ka...
Ciidamada Ammaanka DFS oo Degmada Kaaraan ku qabtay Kartoomo Khamri ah
Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ka sameeyeen Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen Kartoomo Khamri ah oo lagu hayay...
Dhageyso: Wabiga Shabeele oo biyo keenay &Saameynta isbadalka Cimilada
Bilihii lasoo dhaafay waxay biyo la’aan baahsan ay ka jirtay deegaanno badan oo uu maro Wabiga Shabelle, kadib markii uu wabiga biyo yareeyay.
Magaalada Baladweyne...
Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya oo waxaa maanta si rasmi ah uga...
Baarlamanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga soo idlaaday muddo-xileedkii afarta sano ee la doortay.
Muddada xil-heynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda,...
Dowladda Morocco oo laga codsaday in ay ka shaqayso sii daynta...
Qoysaska 6 Muwaadin oo u dhashay Dalka Morocco kuna xiran Soomaaliya gaar ahaan Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa codsaday in laga gacansiiyo sii daynta dadkooda oo...

























