DON'T MISS
Qaramada Midoobay oo u kuurgalaysa xaaladaha Bani aadamnimo ee Soomaaliya
Qaramada Midoobay ayaa qiimayn ku samaynaysa Xaaladaha Bani aadamnimo ee Soomaaliya, wafdi uu hoggaaminayo ku xigeenka Xoghayaha guud ee arrimaha Gargaarka aadanaha ayaa maanta...
Shir madaxeedka EAC oo maanta ka furmaya Magaalada Caruusha ee Tanzania
Magaalada Caruusha ee Dalka Tanzania waxaa maanta ka furmaya meertada 25aad ee shir madaxeedka Dalalka ku bahoobay Dalladda Bulshada Bariga Afrika, waxaa madaxda ka...
GADGET WORLD
Koobka Adduunka 2026 oo noqday tartankii ay FIFA ku bixisay lacagtii...
Koobka Adduunka 2026 ee xalay lasoo gabagabeeyay waxa uu noqday tartankii ugu lacagta badnaa ee dhacdadaan iyada oo sannadkaan xitaa la kordhiyay xulalka ka...
TRAVEL GUIDES
All
Dagaal Xalay ka dhacay Magaalada Beladweyne & Amniga Magaalada oo sii...
Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa xalay ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Dowlada soomaaliya iyo Al-Shabaab.
Kaas oo socday mudo saacad ku dhaw,...
DEG DEG: Ciidamo Gadoodsan oo La Wareegay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho
Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, iyadoo xaalad kacsanaan ah laga soo sheegay gudaha iyo...
LATEST REVIEWS
Chelsea oo ku guuleysatay Abaalmarin Lacageed Kadib Markii Ay Gaartay Semi-finalka...
Chelsea ayaa sameeyay guul weyn kadib markii ay iska xaadiriyeen semi-final-ka Club World Cup, taasoo keentay in kooxda ay kasbato lacag dhan £60m.
Kooxda reer...
FASHION AND TRENDS
Al -Shabaab oo weerar ku qaaday ciidanka xoogga dalka ee Janaale
Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay...
Cutubka ugu horreeya ee Ciidanka Masar ee ku biiraya AUSSOM oo...
Cutubkii ugu horreeyay ee Ciidanka Masar ee qaybta ka noqonaya Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa kusoo wajahan Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin kala...















































