Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
702 POSTS 0 COMMENTS

Madaxda Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo kulamo gaar gaar ah kawada...

0
Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa kulamo gar gaar ah kawada Magaalada Muqdisho si ay uga arrinsadaan qodobada labada dhinac ay is...

Raysal wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay diyaar garow miltari oo ka...

0
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in dowladdiisu ay gashay diyaar-garow milatari oo looga hortagayo burcad-badeednimada iyo argagixisada laga bilaabo cirifka Soomaaliya...

Uganda oo sagootisay ciidamo cusub oo loo dirayo Soomaaliya

0
Uganda ayaa si rasmi ah u sagootisay ciidamo cusub oo ka tirsan cutubka 12-aad ee ilaalada Qaramada Midooby, kuwaas oo loo dirayo Soomaaliya si...

Somaliland oo Mareykanka u soo bandhigtay macdan qaali ah iyo in...

0
Somaliland ayaa shaacisay inay diyaar u tahay inay Mareykanka la gasho heshiis la xidhiidha khayraadkeeda macdanta, isla markaana ay u oggolaato in Washington saldhigyo...

Daawo”’Xiisad saaka ka taagan Degmada Heliwaa iyo dadweynaha oo hortaagan kooxda...

0
Xiisad ayaa ka Taagan xaafadda buula maaxaay Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, Dadka ku nool halkaas ayaa waxaa ay ka cabanayaan in ciidamada Dowlada...

Wadahadalka Dowladda Federaalka & Mucaaradka oo goordhow ka furmaya Villa Somalia

0
Waxaa Madaxtooyada Soomaaliya goordhaw gaaray xubnaha Mucaaradka ee Dowladda Federaalka ay wadahadlayaan iyada oo maanta diiradda la saarayo qodobo ay wadatashi kasoo sameeyeen saacadihii...

Dowladda Ingiriiska oo dhiirrigelisay in Somaliland iyo Itoobiya gaadhaan heshiis ganacsi

0
Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya dalka Itoobiya, Darren Welch, ayaa sheegay in UK ay taageersan tahay horumarka ay gaadhay dekedda Berbera, iyo in la...

Madaxweynaha Puntland: “Dastuur ay malmalooqayaan Xasan Sheikh iyo Aadan Madoobe ma...

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay kulan magalada Muqdisho kula yeeshay qaar kamid ah bulshada gobolka Banaadir, ayaa si kulul uga hadlay wax...

kala aragti duwanaanshaha Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo u muuqda...

0
Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka ay sii kala fogaanaya iyadoo labada dhinac ay si cad ugu kala aragti duwan yihiin qodobo asaasi ah. Mowqifka Golaha...

Xiisad u dhaxaysa Madaxda sare ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo Maamulka...

0
Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay waxaa ka taagan Xiisad u dhaxaysa Madaxda sare ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed iyo Maamulka Degmadaas, xiisaddaan waxa ay saamayn...