Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
707 POSTS 0 COMMENTS

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Ka Digtay Burburin lagu haayo Dhulkeeda ku...

0
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa soo saartay digniin sharci oo ku saabsan burburin ka socota dhulkeeda ku yaal Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Sida ay...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo si rasmi ah u baabi’isay waarankii soo...

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga laabatay oo baabi’isay waarankii xarigga ee horay loogu soo saaray Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam...

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Taliye cusub u magacaabay ciidanka xoogga dalka...

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilka ka qaaday Taliyihii ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaral Odowaa Yuusuf Raage, sida lagu caddeeyay go’aan rasmi ah...

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo Qiray Walaaca Mucaaradka Ee...

0
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qiray in mucaaradku ay qabaan walaac la xiriira habka loo maray dib-u-eegista Dastuurka, isagoo sheegay in wax-ka-beddellada...

Maraykanka oo 23 duqayn ah bishaan Janaayo ka geystay Soomaaliya

0
Maraykanku ayaa Soomaaliya ka fuliyay 23 duqeyn tan sanadkan, kuwaas oo lagu beegsaday Al-Shabaab iyo Daacish, sida ay sheegtay AFRICOM. Afhayeenka AFRICOM, Major Mahalia Frost,...

Qorshaha Gargaarka Soomaaliya oo Hoos u Dhacay

0
Afhayeenka QM Stéphane Dujarric ayaa sheegay in la bilaabay Qorshe Gargaar Bani’aadannimo oo Soomaaliya loogu talagalay sannadka 2026, kaas oo ku kacaya $852 milyan....

DEG DEG: Buuq xooggan oo hareeyay kulanka BF Soomaaliya

0
Xaalad adag iyo jahwareer ayaa maanta ka taagan xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee Villa Hargeysa, halkaas oo ay kulan wadajir ah ku leeyihiin xildhibaannada labada...

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta fadhi ka leh cutubyada 5aad ilaa 9aad...

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka & Senatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ayaa maanta fadhi wadajir ah ka leh cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Booliiska Maraykanka oo xiray Nin weeraray Xildhibaan Ilhaan Cumar

0
Booliiska Dalka Maraykanka gaar ahaan kan Minneapolis ayaa xiray Nin weeraray Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka qaybgalaysay kulan dadweyne oo looga doodayay culayska ka...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida iyo Dambiyada culus ee Dawlada Jubaland oo...

0
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida iyo Dambiyada culus ee Dawlada Jubaland waxay maanta u fariisatay kiis dacawadeed ciiqaab ah oo uu eedaysane ka yahay Diiriye...