Khatarta burcad-badeedda oo sare u kacday xeebaha Soomaaliya
Walaaca laga qabo burcad-badeednimada ayaa si degdeg ah uga sii xoogaysanaya gobolka Geeska Afrika, kadib markii laba markab la afduubtay iyo dhacdooyin kale oo...
Garoonka Madiina oo Qaabilay Duullimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda Soomaaliya Iyo...
Garoonka diyaaradaha ee Amiir Maxamed Bin Cabdulcasiis ee magaalada Madiina ayaa Khamiistii si rasmi ah u bilaabay qaabilaadda duullimaadyadii ugu horreeyay ee xujeyda sanadkan,...
EU: Dagaalka Iran oo kordhiyay khatarta burcad-badeednimada xeebaha Soomaaliya
Taliska Hawlgalka Badda ee Midowga Yurub ayaa sheegay in dagaalka ka socda Iran uu qeyb ka yahay kororka cusub ee burcad-badeednimada ka bilaabatay xeebaha...
Amaro culus oo la dul dhigay Booliska Caasimadda Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa ee Hoggaanada, Qeybaha, Fadhiyada Madaxa-bannaan, iyo talisyada Dekedda iyo Garoonka...
Safiirka UK ee Soomaaliya oo sheegay in uu ku shaqeeyo cabsi...
Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda nololeed iyo shaqo ee uu kala kulmo magaalada Muqdisho, oo...
Ciidamadii ugu badnaa oolagu kordhiyay saldhig kasta oo ku yaalla Degmooyinka...
Ciidamadii ugu badnaa ayaa lagu kordhiyay saldhig kasta oo ku yaalla degmooyinka Muqdisho, iyadoo la arkayo dhaq-dhaqaaq ciidan oo aan caadi ahayn. Meel kasta...
Cutubka ugu horreeya ee Ciidanka Masar ee ku biiraya AUSSOM oo...
Cutubkii ugu horreeyay ee Ciidanka Masar ee qaybta ka noqonaya Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa kusoo wajahan Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin kala...
Nin Soomaali ah oo weerar ku qaaday laba nin oo Yuhuud...
Nin asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya ayaa weerar mindi loo adeegsaday ku qaaday laba nin oo Yuhuud ah magaalada London ee dalka Ingiriiska,...
Xaaladda ammaan iyo tan siyaasadeed ee magaalada Muqdisho oo gashay weji...
kaddib markii uu soo shaac baxay khilaaf xooggan oo u dhexeeya Madaxtooyada Soomaaliya iyo Jeneraal Saneey Cabdulle. qodobbada xasaasiga ah ee horseeday iska hor-imaadkan,...
Iska hor imaad u dhaxeeya ciidamad Puntland iyo burcad badeedda oo...
iska hor-imaad ka dhacay degaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray xubno ka tirsan ciidamada Puntland.
Ilo deegaanka ah ayaa...









