Maxaa ka jira in Safaarada Mareykanka ay shir ku casuuntay DF & Mucaaradka?

0

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Xalane lagu wado inuu ka qabsoomo shir xasaasi ah oo saddex geesood ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya, mucaaradka ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka oo door dhexdhexaadin ah qaadaneysa. Shirkaasi ayaa la qorsheynayaa inuu dhaco 13-ka bishan May, iyadoo xaaladda siyaasadeed ee dalka...

Madaxweynaha Soomaaliy oo safray dalka Uganda

0

Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa u ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qaybgalayo caleemo-saarka Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, oo la qorsheeyay in ay dhacdo 12-ka May 2026. Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaanaya xilli uu shalay ka soo laabtay magaalada Jabuuti, halkaas oo uu kaga qaybgalay caleemo-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaïl Omar Guelleh. Ka qaybgalkaas ayaa...

Magaalada Muqdisho oo shalay lagu arkay saddex diyaaradood oo nooca F-16

0

Waxaa magaalada Muqdisho shalay lagu arkay saddex diyaaradood oo dagaal oo Turkish ah nooca F-16, xilli ay socdeen mudaharaadyo ay mucaaradku ku diidan yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya. Arrintan ayaa dhalisay hadal-heyn siyaasadeed iyo walaac ku saabsan xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan iyadoo ay soo dhowdahay dhammaadka muddo xileedka Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud. Dowladda ayaa waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho...

Ciidamada Ammaanka Liibiya oo xiray Soomaali dalkaas u tagtay inay ka tahriibaan

0

Ciidamada ammaanka Liibiya ayaa xiray in ka badan 300 oo ruux oo Soomaali ah oo Dalkaas u tagay in ay kasii tahriibaan si ay u gaaraan Qaaradda Yurub oo hamigooda ah balse halis badan ay ku horgudban tahay sida Badda waynta Mediterranean oo dad badan horay ugu dhinteen. Hay’adaha ammaanka Liibiya oo helay macluumaad la xiriira Dadkaan Soomaalida ah oo...

Puntland oo ku adkaysatay in dil lagu xukumi doono xubnaha Daacish ee lagu qabto Calmiskaad

0

Puntland ayaa ku dhawaaqay inay qaadi doonto tallaabooyin adag oo dhinaca sharciga ah oo ka dhan ah maxaabiiista kooxda Daacish, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii sanadkii hore iyo sanadkan ka dhacay Calmiskaad, iyadoo mas’uuliyiin sare ay ku baaqeen ciqaabo culus oo ay ku jirto dil toogasho. Madaxweynaha Puntland Said Abdullahi Deni ayaa dhawaan faray garsoorka cusub ee Maxkamadda Ciidamada in...

Xasan Cali Kheyre oo ku eedeeyay dowladda in ay rasaas u adeegsatay dad ku mudaharaadayay Dayniile

0

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka inay rasaas u adeegsatay dad banaanbax nabadeed ka dhigay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Xasan Cali Kheyre  oo goor dhowayd la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka dowladda rasaasta ay u adeegsadeen dadka mudaharaadayay, taasoo uu sheegy in ay sababtay dhimashada hal qof, iyo dhaawacyo kale. Kheyre ayaa...

Mucaaradka Dowladda oo aqbalay in dibadbaxooda uu ka dhaco Koonis

0

Mucaaradka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu dambayn aqbalay in dibadbaxooda uu ka dhaco Garoonka Cayaaraha ee Injineer Yariisow (Koonis Stadium) ee Magaalada Muqdisho halkaas oo horay ugu iclaamisay Dowladdu balse ay diideen. Madaxweynihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ahayd, Shariif Sheekh Axmed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ugu dambayn ay go’aansadeen in dibadbaxooda uu ka dhaco Garoonkaas isla markaana...

Xildhibaan la weeraray xilli uu marayay agagaarka isgoyska Jubba ee Muqdisho

0

Warar hadda soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay hub ka qaadeen ilaaladii gaarka ahayd ee Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, oo ah xoghayaha amniga ee Xisbiga Himilo Qaran, xilli uu marayay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Sida ay tilmaamayaan ilo lagu kalsoon yahay, xildhibaanka iyo ciidankiisa ayaa la sheegay inay ku sii jeedeen hoygiisa markii ay halkaasi ku...

Ciidamo taabacsan maamulkii Laftagareen oo digniin u diray shacabka iyo Ciidanka DFS

0

Taliska Ciidamada Booliiska Gaarka ah ee Koonfur Galbeed ayaa soo saaray digniin amni oo ku socota shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo iyo deegaannada kale ee maamulkaasi, iyagoo ka dalbaday inay ka fogaadaan goobaha loo asteeyay doorashooyinka soo socda iyo xarumaha ay ku sugan yihiin ciidamada. War-saxaafadeedka taliska oo soo baxay maanta, kuna taariikhaysan 9-ka May 2026, ayaa lagu sheegay in...

Mucaaradka Soomaaliya oo ku adkaystay inuu berito dhacayo bannaanbaxa looga soo horjeedo barakacinta shacabka Muqdisho

0

mucaaradka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ku adkaystay inuu maalinta berrito ah dhicidoono bannaanbaxa ay kaga soo horjeedaan waxay ugu yeereen barakacinta iyo burburinta ka socota caasimadda, iyagoo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay si xoog ah uga rarayso shacabka deegaannada ay deggenaayeen. Xildhibaan Cabdiraxmaan Warasame oo kamid ah siyaasiyiinta horboodaya mudaharaadka dowladda looga soo horjeedo, ayaa sheegay...